DAAWO :- Dhibaatada laga dhaxlo sameecadaha la gashto dhegaha, naftaada u nax

DAAWO :- Dhibaatada laga dhaxlo sameecadaha la gashto dhegaha, naftaada u nax

daajis.com:- Muuqaal aad looga argagaxo oo ay duubtay Kaamirada CCTV oo ku xirneyd xarunta tareenada Kurla railway ee magaalada Mombai ayaa muujineysa gabar dada qaangaarka ku jirtay oo tareen si xun u kala gooey, taasoo ku xiligaasi ku mashquulsaneyd la hadalka saaxiibkeed.

Gabadhaan oo dhegaha ugu jireen sameecadaha taleefanka ayaa maqli weyday hoonka tareenka, markii uu kusoo dhowaadayna ay aragagaxday iyadoo awoodi weyday inay dhinaca uu marayay mooyee dhinaca kale u carrot.

Dhibaatooyinka laga dhaxlo ku mashquulka sameecadaha dhegaha iyo muusikada ama in lagu hadlo ayaa waxaa ka mid ah shilkaan naxdin badan leh.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada