DAAWO: Gabar Muqdisho ka ah taraafik oo qaati ka taagan darawalada ragga ah

DAAWO: Gabar Muqdisho ka ah taraafik oo qaati ka taagan darawalada ragga ah

daajis.com:- Hibo Cabdinuur Caddaawe waxay ka mid tahay ciidamada taraafikada ee baabuurta kala haga ee ka howlgala wadooyinka mashquulka badan ee magaalada Muqdisho, waxay horay ugu tirsaneyd ciidamada booliska, gaar ahaan talkska deg. Shengaani.

Hibo ayaa sheegtay inay aad ugu faraxsan tahay shaqada ay bulshada Soomaaliyeed u hayso, hase ahaatee waxay tilmaamtay inay darawalada gaadiidka qaar kala kulanto aflagaado iyo in shaqadeeda la dhibaateeyo, laakiin ay kuwa caayda kala kulanto jawaabta ay siiso inay tahay “Jasaak-Allah”.

‘Kii i caaya iyo kii wax xun i dhahaba; intaba Jasaak-Allah ayaan dhahaa, waxna uma arko, waxaa iiga wanaagsan shaqadeyda oo aan si wanaagsan ugu soo baxo” ayey tiri Hibo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada