Daawo: Garoonka Diyaaraddaha Muqdisho oo Horumar Balaadhan sameeyay iyo shaqada oo Habeen iyo maalin ah

Daawo: Garoonka Diyaaraddaha Muqdisho oo Horumar Balaadhan sameeyay iyo shaqada oo Habeen iyo maalin ah

daajis.com:- Garoonka diyaaradaha magaaladda Muqdisho ayaa waxaa ka jira hormar Balaadhan  oo si weyn loo dareemayo.

Tan iyo markii uu garoonku bilaabay inuu habeen iyo maalin shaqeeyo waxaa sii kordhay diyaaradaha imaanaya iyo kuwa ka baxaya, sidoo kale waxaa kordhay dhaqaalihii kasoo xaroon jiray.


Hormarkan oo ay ku talaabsatay Xukumadda Soomaaliya ayaa umuuqda mid si weyn loogu guuleystay oo ay soo dhaweynayaan shacabka Soomaaliyeed.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada