DAAWO: Nin dhaawacay wiilal Soomaali ah oo 39 sano xabsi ah lagu xukumay

DAAWO: Nin dhaawacay wiilal Soomaali ah oo 39 sano xabsi ah lagu xukumay

daajis.com:- Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa 39 sano oo  xabsi ah ku xukuntay nin Anthony Sawina, kasoo lagu eedeeyay in uu toogasho dhaawacay dhalinyaro Soomaaliyeed xili ay saarnaayeen gaari.

Qaadiga Maxkamadda Federaalka ee degmada Dinkytown ayaa sheegay in ninkaasi uu dhalinyaradda Soomaaliyeed uu xabado ku furay xilli ay saarnaayeen gaari sidaa darteedna lagu xukumay eedeysanaha 39 sano oo xabsi ah.

Xeer ilaaliyaha maxkamada ayaa la sheegay in uu ka codsaday qaadiga maxkamada xabsi gaaraya 20 sano balse Qaadiga Maxkamada ayaa ku dhowaaqay xabsi laban lab ka badan midkii laga codsaday.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada