DAAWO: Qatar oo si maadeysi ah uga jawaabtay Go’aankii S/Land & Wasiir uhadlay S.Land oo qiray Ineysan laheyn awood…

DAAWO: Qatar oo si maadeysi ah uga jawaabtay Go’aankii S/Land & Wasiir uhadlay S.Land oo qiray Ineysan laheyn awood…

daajis.com:- Dowladda Qatar ayaa si maadeysi ah uga jawaabtay go’aankii Somaliland ay ugu sheegtay iney xariirkii ujartay dalkaas.

Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in hawadda Somaliland aysan isticmaali karin diyaarada Qatar, laakiin taas ayaa noqotay mid aanan hirgelin.

Diyaarada Qatar ayaa si aan joogsi laheyn u isticmaaleysa hawadda Soomaaliya oo ay ku jirto tan deegaanadda Somaliland, laakiin wasiir uhadlay Somaliland ayaa si nooc kale ah ku micneeyay iney wax ka qaban waayaan diyaaradaha hawadooda isticmaaleysa.



Waxaa uu sheegay Wasiirku in wali go’aankoodu taagan yahay, laakiin ciladu ay tahay in hawadda aysan maamulin iyaga oo ay QM Maamusho.

Wasiirka oo doonaya inuu beeniyo in hawadda Soomaaliya lagu wareejiyay dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in wali ay awood uleeyihiin iney hawadooda maamushaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada