Daawo: Sh. Cabdi Xaq oo ka Jawaabay Culimo Ku sugan Hargeysa oo eedayn Kala duwan u soo Jeediyey

Daawo: Sh. Cabdi Xaq oo ka Jawaabay Culimo Ku sugan Hargeysa oo eedayn Kala duwan u soo Jeediyey

daajis.com:- Sheekh Cabdi Xaq oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed, Islamarkaana dhowaan ka tegay magaalada Boosaaso oo Ku sugan magaalada Hargeisa, ayaa ka Hadlay Culimo Dhaliil kala duwan usoo Jeedisay oo ay ka mid yihiin Aadan Sune, Sheekh Bar-baraawi,   iyo Sheekh Aadan Siiro.


Wuxuu sheegay inuu Culimadaasi ku amaanayo Dhaliilo ay usoo jeediyeen, Wuxuuna sheegay inay ka Qurux badnayd inay Toos ugu sheegaan, Wuxuuna sheegay inaanu ahay nin Saaxir ah.

Sheekh Cabdi Xaq ayaa sheegay inuu Hargeisa u yimid inuu Qur’aanka alle ugu Kaalmeeyo Bulshada Dhibaataysan, Wuxuuna Xusay inaanu Shaqadan ka Raadin Hunguri, Wuxuuna Xusay inaan dadka meel lagu Xaraysan oo aan Cilaajyo loo Furan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada