daajis.com:- Wasiirka Cadaalada Somaliland ayaa ka hadlay qadiyada Haweenay ay isku beel ka soo jeedaan oo si weyn loo dhawaacay ka dib markii ay is guursadeen wiil Gabooye ah.
Dhaawaca daran ee loo geystay Haweeneydan ayaa si weyn looga hadal hayaa Deegaanada Somaliland, balse wasiirka cadaalada wuxuu sheegay in ilaah dadka simay isla markaana Madaxda Somaliland looga baahan yahay in ay u istaagaan sidii meesha looga saari lahaa dhaqankaan xun oo dadka lagu kala soocayo.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO HADALKA WASIIRKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:22 and have
, Published at