DHEGAYSO: Xiisada ka Taagan Dalalka Khaliijka oo halkii ugu xumayd gaadhay

DHEGAYSO: Xiisada ka Taagan Dalalka Khaliijka oo halkii ugu xumayd gaadhay

daajis.com:- Khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya dalalka uu horkacayo Sacuudiga iyo dalka Qatar ayaa weli taagan, una muuqda mid sii xoogeysanaya.

Imaaraadka Carabta ayaa ku amray bangiyada dalkaas inaysan la macaamilin Qadar taasoo muujineysa in xal mudada dhow ah oo laga gaaro arrintan uusan muuqan.

Dowladahan Imaaraadka iyo Sacuudigu ay ugu weyn yihiin ayaa ku eedeeyay Qadar inay taageerto kooxaha Mayalka Adag.

Wakaaladda Wararka ee AP ayaa qortay warbixin dheer oo ay ku eegeyso xiriirka Qatar ay la leedahay Iran iyo ururada Islamiga ah.


Wariyeheenna Idaacada VOA -da Jacfar Kuukaay ayaa Warbixintaasi oo Xiiso badan soo Diyaariyey Islamarkaana soo koobaya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada