Daawo: Diblumaasiyad Maraykan ah oo Baratay Af-soomaaliga, kana shaqaysa Muqdisho iyo Waraysi Xiiso leh

Daawo: Diblumaasiyad Maraykan ah oo Baratay Af-soomaaliga, kana shaqaysa Muqdisho iyo Waraysi Xiiso leh

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysiga Diblumaasiyad Maraykan ah oo ka shaqaysa Safaarada Maraykanka ee dalka Soomaaliya, ee Muqdisho, Islamarkaana ku Hadasha Af-soomaaliga.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugu Horayn ayaa waxaa wax laga waydiiyey sida ay ku Baratay Af-Soomaaliga iyo Macalinkeedii, waxyana sheegtay inay Dedaal gelisay markii ay ogaatay in Soomaaliya loo dirayo, Waxayna sheegtay in macalinkeedu uu ku Nool yahay Gobolka Virginia ee maraykanka, waxayna ka hadashay Arimo kala duwan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada