MUUQAAL: Faysal Waraabe Dagaalkii uu Shalay kula jiray Cali Khaliif Galaydh iyo Isbedelka Maanta ku yimid

MUUQAAL: Faysal Waraabe Dagaalkii uu Shalay kula jiray Cali Khaliif Galaydh iyo Isbedelka Maanta ku yimid

daajis.com:- Faysal Cali Waraabe ayaa Horey Warbaahinta uga dhaleecayn jiray madaxwaynaha khaatumo, Isagoona ku Sifayn Jiray inuu yahay Qof Fidno wale ah, oo Somaliland kasoo Horjeeda, “Cali Khaliif  Qori dab ah ayuu la wareegayaa, Dhibaatada uu Somaliland gaadhsiiyey weli dhaawicii way jiraan, Baarlamaanka Soomaliya wuxuu u galay waa Fidno”  ayuu yidhi.


Hadaba Faysal ayaa Arintaasi wax wayn ka badalay iyo Aragtidii uu ka aaminsanaa Dr. Galaydh, Wuxuuna sheegay in Madawaynahaha khaatumo aad u mahad sanyahay, Islamarkaana uu kasoo Xidhay Somaliland Daaqad ku Furnayd, waa siduu hadalka u dhigay hada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada