MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Weerar Culus ku qaaday Itoobiya, Kuna Baaqay in Xadka laga xidho oo la joojiyo Qaadka

MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Weerar Culus ku qaaday Itoobiya, Kuna Baaqay in Xadka laga xidho oo la joojiyo Qaadka

daajis.com:- Faysal Cali Waraabe oo maanta Warbaahinta Kula Hadlay magaalada Hargeisa ayaa eedayn Marka hore usoo jeediyey Xubno Wasiiro ah oo Cimrada iyo meelo kale ku maqan, Wuxuuna dhaliilay sida wax uga socdaan maamulka Somaliland.


Dhinaca kale Faysal Cali Waraabe ayaa ku Baaqay in Itoobiya ay ka Xidhaan Xuduudka, Wuxuuna ku eedeeyay inay Iyadu ka Macaashto si gaar ah “Maalin kasta waxaa soo gala Boqol Qof oo Itoobiyaan ah, Inaga waxay siisaa maalintii 10-Qof, waa in Tobanka Tobankooda loo Ogolaadaa, Waa inayu ka Joojino Qaadka iyo Qudrada oo aynu Xadka ka Xidhno, Dhaqaalle badan ayay inaga Heshaa, Laakiin inagu waxba kama Helno” Ayuu yidhi Faysal Cali waraabe.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada