MUUQAAL: Magaalada Burco oo lagu soo Rogay xaalad deg deg ah

MUUQAAL: Magaalada Burco oo lagu soo Rogay xaalad deg deg ah

daajis.com:- Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa lagu soo rogay Xaalad deg deg ah oo Caafimaad, kadin kulan balaadhan oo maanta ka dhacay,   Magaalada ayaa waxaa ka dilaacay Xanuunka Shuban  Biyoodka kaasi oo dadkii ugu Badnaa Soo ritay.


Maayarka Degmada Burco Muraad, oo ku dhawaaqey 10 qodob oo lagu xakameynayo xanuunka “Shuban-Biyoodka”,  Dhamaanba iskuulada iyo shaqaalaha xarumaha dawladda ayaa la fasaxey.

Kaantaroolada magaalada Burco ka-soo gala ama uga baxa magaalooyinka kale, ayaa Wasaarada Caafimaadku ku diyaarisey shaqaale caafimaad oo baadhitaan ku sameeya dadka ka safraya Burco iyo kuwa soo galaya (labadaba).


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada