Daawo: Fanaanka Cabdi Hani oo Xabsi ku jira iyo Fanaaniinta Xidigaha Hargeysa oo loo haysto 40 kun oo Doller

Daawo: Fanaanka Cabdi Hani oo Xabsi ku jira iyo Fanaaniinta Xidigaha Hargeysa oo loo haysto 40 kun oo Doller

daajis.com:- Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Soomaaliland oo waagii hore la odhan jiray Xidigaha Geeska  ayaa loo haystaa iney si qaldan u isticmaaleen lacag gaareysa ilaa 40 kun oo Dollar taas oo keentay in xabsiga la dhigo Fanaanka Cabdi Hani.

Fanaaniintan ayaa lagu casuumay xaflad ka dhici laheyd dalka Ingiriiska,  waxaana lagu maal geliyay lacag kumanaan kun oo dollar ah si ay isugu diyaariyaan, laakiin waxaa markii la filayay iney baxaan ay sheegeen iney casuumaadaas ka baaqsadeen.

Hay’adii maalgelisay xafladaas oo taageero ka heleysay dowladda Ingiriiska ayaa sidoo kale sheegtay in wasiiro iyo masuuliyiin katirsan Somaliland ay arintaa ku lug leeyihiin.

Si kastaba, fanaanka Cabdi Hani ayaa xabsiga ku jira, halka sidoo kale kiiskan uu ku lug lahaa gudoomiyaha kooxdaas Laab saalax.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada