Puntland Oo Kala Dirtay Ciidamo Ku Sugnaa Koontarooladii Uu Ka Soo Gudbay Gaarigii Qaraxa Siday

Puntland Oo Kala Dirtay Ciidamo Ku Sugnaa Koontarooladii Uu Ka Soo Gudbay Gaarigii Qaraxa Siday

daajis.com:- Saraakiisha Ciidamada Puntland ee ku sugan Magaalada Boosaaso ayaa amar ku bixiyay in la kala diro Ciidamadii ku sugnaa koontoroolkii dhawaan uu ka soo gudbay gaarigii qaraxa siday ee lagu qabtay Arbacadii la soo dhafay Magaalada Boosaaso.

Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab ayaa sheegay inay lala xisaabtamayo ciidamadii ku sugnaa koontaroolkii uu dhaafay gaariga, waxaana uu wal wal ka muujiyay ciidamada fadhiya koontaroolada,isagoo amray in dhamaan ciidamadaas lakala diro Saraakiishii hoggaamineysana xilka laga qaado.



Gaarigan ayaa la sheegay inuu dhex maray Garowe, isla markaana uu alaab ku dejiyay Qardho, waxaana Wasiirku sheegay inay baarayaan meelihii uu wax ku dejiyay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada