MUUQAAL: Gabadh Caqli badan oo ka Yaabsatay Sheekh Umal ka dib markay Diiday in Ninkeeda Lagu diro

MUUQAAL: Gabadh Caqli badan oo ka Yaabsatay Sheekh Umal ka dib markay Diiday in Ninkeeda Lagu diro

daajis.com:- Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa sheegay in uu aad ula yaabay Gabar caqli badan oo ka reesay dad doonayay inay Ninkeeda ku diraan maadaama Naag kale lala guursaday.


Gabadhaan ayaa soo ogaatay in Ninkeeda uu la qabo Naag kale balse taas badalkeeda waxa ay iska dhigtay qof aan ogeyn oo kale si aysan xaalada u sii xumaan walina Ninkeeda aanan loogu dirin .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada