daajis.com:- Dagaal khadhaadh oo u dhaxeeya Ciidamada Maamulka Jubaland iyo Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo.
Ciidamada Jubaland oo sida la sheegay Kolyo ahaa Duleedka Kismaayo ayaa waxaa wareer xoogan kusoo qaaday Ciidamo ka tirsan Al-shabab waxaana halkaas ka qarxay dagaal hubka culus la isku adeegsaday.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:00 and have
, Published at