Waraysi Cajiiba: Gabadh Soomaaliyeed Oo Noqotay Jiifka Xukuma Xaafad ku Taalla Nairobi iyo Sida ay u Shaqayso

Waraysi Cajiiba: Gabadh Soomaaliyeed Oo Noqotay Jiifka Xukuma Xaafad ku Taalla Nairobi iyo Sida ay u Shaqayso

daajis.com:-Gabadhani Soomaaliyeed ayaa Noqotay Gabadhii Ugu Horeyey oo Noqotay  Jiifka  Xukuma Xafad ka Mid Ah Degmada  Kaamakuuji Oo Xaafada Islii ku taalo ee magaalada Nairobi.


Waxana Gabadhani oo lagu magacabo Jawaahir Maxamed Ay ka Waramaysa Qaabkay ugu Suura Gashay Inay Xukunto xafadani Soomaalida degan Tahay ee islii Qeyb ka mid Ah, Waxayna Sidoo kale ka hadashay waxyaabaha ay u Qabatay Bulshada Soomaaliyeed.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada