daajis.com:- Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay Munaasibada 01-Luuliyo-2017 lagu xusaayey 57 sano guuradoii ka soo wareegtey maalinta xornimada gobolada Koonfureed iyo israaca labada gobol.
Gaas ayaa wuxuu siwayn uga hadlay Taariikhda Soomaaliya, Xiligii Gumaysta ka hor, Wuxuuna sheegay inay Wakhtigaasi imaan lanhayd Dawlad wanaagsan.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa xusay in ay muhiim tahay in laga gaashaanto dhibtii dhacday inay dhacdo Todobaatan sano kabacdi, isla markaana waxa uu Madaxweynuhu hoosta ka xariiqay inay tahay lagama maarmaan in lahelo dawladd Soomaaliyeed oo ka turjumayso salkana ku hayslo Diinteena, dhaqankeena iyo midnimadeena.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:48 and have
, Published at