MUUQAAL: Siyaasiyiinta Hargeisa oo dhuumasho ku taga Xamar & Xidhiidh toos ah oo ka dhexeeya DF-Soomaliya

MUUQAAL: Siyaasiyiinta Hargeisa oo dhuumasho ku taga Xamar & Xidhiidh toos ah oo ka dhexeeya DF-Soomaliya

daajis.com:- Saleebaan Maxamed Ibraahim oo horey uga soo Noqday dawlada Soomaaliya Xildhibaan, Islamarkaana Xiligan ku sugan magaalada Muqdisho, Kana soo jeeda magaalada Burco ayaa wuxuu siwayn uga hadlay dhibaatada ay shacabka ku hayaan siyaasiyiinta maamulka Somaliland.


Wuxuu sheegay inay Muqdisho tagaan, Islamarkaana ay shacabka been u sheegaan, Wuxuuna xusay Xubno ay ka mid yihiin Faysal Cali waraabe oo Xidhiidh toos ah la leh Muqdisho.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada