Daawo: Erdogan oo Ka Jawaab celiyay hadalkii Wasiirka arimaha dibada dalka Jarmalka “Kumaa tahay adiga”

Daawo: Erdogan oo Ka Jawaab celiyay hadalkii Wasiirka arimaha dibada dalka Jarmalka “Kumaa tahay adiga”

daajis.com:- Madaxwaynaha Dalka Turkiga Erdogan ayaa Ka Jawaab Celiyay Wasiirka Arimaha Dibada Jarmalka oo Turkiga Uga Digay Farogalin Doorashada Jarmalka.

“Kumaad Tahay Adigu xuduudaada ku ekow,Imisa jir baad tahay siyaasadase imisaad kusoo jirtay ayuu madal labuuxo Erdogan uga jawaabay wasiirka Jarmalka oo Erdogan ugu yeedhay inuus u yeedhin karin shacabka Turkida Jarmalka cidda ay u codaynayaan. DAAWO WAXA DHACAY.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada