Daawo: Mo Farax oo Caawa Wacdaro ka dhigay London, Kuna Guulaystay Orodka 10-ka Kiilo Mitir & waxa dhacay

Daawo: Mo Farax oo Caawa Wacdaro ka dhigay London, Kuna Guulaystay Orodka 10-ka Kiilo Mitir & waxa dhacay

daajis.com:- Orodyahanka Caanka ah Maxamed Faarax (Mo Farah) ayaa markii saddexaad ku guulaystay caawa orodka 10,000 mitir, wuxuu muteystay mar saddexaad bilada dahabka ah ee tartankan, Tartanka orodka ayaa goordhoweyd kusoo dhamaaday London.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada