Daawo Video: Cabdiraxmaan Ciro Muxuu Ka yidhi wax is daba marin la sheegay in ay ka dhacday doorashadii shalay?

Daawo Video: Cabdiraxmaan Ciro Muxuu Ka yidhi wax is daba marin la sheegay in ay ka dhacday doorashadii shalay?

daajis.com:- Musharaxa Xisbiga Wadani ee Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Ciro oo ka hadlay in ay is daba marin ka dhacday doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland oo uu shalay ku guulaystay Baashe Maxamed Cadde ayaa sheegay in uusan ka hor dhacayn hadii wax jiraan.


Dhanka kale Cabdiraxman Ciro ayaa sheegay in uu iska casilayo xilka Xildhibaannimada ee uu hada yahay kadib markii uu dhawaana iska casilay gudoomiyihii Golaha wakiilada ee Maamulkaas.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada