Daawo Video: Kaftanka Siyaasadda oo Xiiso Badan, Go’aankii Puntland, Xilka Qaadista Sanadkan Iyo Arinta Roobow

Daawo Video: Kaftanka Siyaasadda oo Xiiso Badan, Go’aankii Puntland, Xilka Qaadista Sanadkan Iyo Arinta Roobow

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda ee Wariye Cali Xaraare uu soo jeediyo, Waxaana lagu soo qaatay Qodobo Xiiso leh.


“Sanadka Xilka qaadista iyo Soomaaliya, Go’aankta Puntland ay ka qaadatay Arinta Khaliijka,  Booqashadii Muuse Biixi ee Hadaftimo iyo Doorka Suldaan Siciid Cabdisalaam,  Mukhtaar Roobow oo dhowaan is dhiibay iyo Miisaanka uu leeyahay, Soomaalida ku cusub Maraykanka iyo waxyaabaha ay kala Kulmaan, iyo Qodobo Xiiso leh.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada