MUUQAAL: Nabadoon Caawa lagu dilay Muqdisho iyo Deegaan uu Sameeyay !

MUUQAAL: Nabadoon Caawa lagu dilay Muqdisho iyo Deegaan uu Sameeyay !

daajis.com:-Kooxo hubeysan ayaa caawa masaajid ku yaala degmada Dharkeynleey ku dilay Nabadoon Geedi Maxamuud Axmed (Geedi Firdhiye) oo ka mid ahaa nabadoonada caanka ah degmada Dharkeynleey.


Nabadoonka ayaa la dilay isaga oo u socday masaajidka MUSCAD waqtigii salad cishaha, Kooxihii dilkaa geeystay ayaa la sheegayaa in ay isaga baxay goobtii at dilka ka geysteen.

Nabadoon Geedi Firdhiyey ayaa wuxuu ka mia ahaa asaasayaashii deegaanka GARSBAALEEY.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada