Daawo: Kaftanka Siyaasadda oo Qosol badan, Ciyaarta Imaaraadka, Puntland, Soomaliland Iyo Galmudug

Daawo: Kaftanka Siyaasadda oo Qosol badan, Ciyaarta Imaaraadka, Puntland, Soomaliland Iyo Galmudug

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda oo Qosol badan, Waxaana soo Jeedinaya Wariye Cali Xaraare iyo Yaasiin Ducaalle.


Barnaamijka ayaa waxaa Looga hadlay Xaalada kala duwan ee ka taagan Soomaaliya,  Maamulada Imaaraadka Aaday, Puntland iyo Somaliland, Xaalada Galmudug, Nin Carab ah oo ku dhow inuu Wasiir ka Noqdo Puntland iyo Qodobo Kale oo Qosool badan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada