MUUQAAL: Qaad Hargeysa soo galay Xili Habayn ah, la yaab ka dhacay iyo dad Badan oo Halis Naftoodu gashay

MUUQAAL: Qaad Hargeysa soo galay Xili Habayn ah, la yaab ka dhacay iyo dad Badan oo Halis Naftoodu gashay

daajis.com:- Waxaa magaalada Hargeisa xalay soo galay gaadhi siday Qaad Waxaana uu Halis geliyey Darawalku Gaadiid iyo Shacabkii ku sugnaa Wadooyinka magaalada.


Waxaa Muuqaal laga duubay kasoo dhex Muuqday Qaylada iyo Sawaxanka is qabsaday, Iyadoona dad aad u badan ay Dabayaaceen Qaadka,

Insadan loo xiiseeyo Qaadka ayaa waxay ka dambaysay kadib markii dhowaan istaagay Qaadkii ka imaan Jiray Itoobiya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada