SAWIRRO: Maxaad kala Socotaa Safar Axmed Madoobe uu ku tagay Doolow? from Kalshaale by ahmed abdi Fri Sep 15 2017 18:06:46 (8 hours) # 9. Sep 15, 2017 - Kismaayo (Kalshaale) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe”ayaa maanta booqasho ku tegey degmada Doolow oo ku taal xadka Soomaaliya iyo Itoobiya. Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland oo xiran dareeska ciidamada ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Doolow waxana uu kulamo la leeyahay maamulka degmada Doolow iyo saraakiisha ammaanka. Qaar ka mid ah wafdiga la socday Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxa ay sheegeen in ay booqashadiisu la xiriirto u kuurgalida xaalada nololeed iyo tan ammaan ee ka jirtadegmada Doolow. Booqashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubba ayaa imanaysa iyadoo xaalada ammaan ee degmooyinka hoos yimaada maamulka Jubbaland ay ka jirtey cabsi kadib markii dhowaan ururka Alshabaab uu weerar ku qaaday degmada Beled-Xaawo oo ku taal xadka Soomaaliya iyo Kenya. Ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidamada howlgalka AMISOM ee ku sugan deegaanada Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay heegan la geliyay kadib markii ay kordheen weerarada ay Alshabaab soo qaadayaan.

daajis.com:- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe”ayaa maanta booqasho ku tegey degmada Doolow oo ku taal xadka Soomaaliya iyo Itoobiya.

Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland oo xiran dareeska ciidamada ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Doolow waxana uu kulamo la leeyahay maamulka degmada Doolow iyo saraakiisha ammaanka.

Qaar ka mid ah wafdiga la socday Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxa ay sheegeen in ay booqashadiisu la xiriirto u kuurgalida xaalada nololeed iyo tan ammaan ee ka jirtadegmada Doolow.

Booqashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubba ayaa imanaysa iyadoo xaalada ammaan ee degmooyinka hoos yimaada maamulka Jubbaland ay ka jirtey cabsi kadib markii dhowaan ururka Alshabaab uu weerar ku qaaday degmada Beled-Xaawo oo ku taal xadka Soomaaliya iyo Kenya.
Ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidamada howlgalka AMISOM ee ku sugan deegaanada Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay heegan la geliyay kadib markii ay kordheen weerarada ay Alshabaab soo qaadayaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com

Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada