Toos u Daawo: Ciyaartii ugu horaysay mudo 30-sano ah kadib Muqdisho la Ciyaaro oo hada ka socota Stadium Conis

Toos u Daawo: Ciyaartii ugu horaysay mudo 30-sano ah kadib Muqdisho la Ciyaaro oo hada ka socota Stadium Conis

daajis.com:- Waxaa goor dhow lagu wadaa inay ka bilaabato garoonka kubadda cagta ee Stadium Conis ee magaalada Muqdisho Ciyaartii u horeysay oo xilli habeen la ciyaaro muddo 30-sano ah.

Ciyaartan oo ah Final ayaa waxaa isaga hor imaanaya Degmooyinka Waabari iyo Hodan, waxaana garoonka ku sugan kumanaan taageerayaasha labada kooxood ah.


Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxa garoonka lagu xirayay nalal waa weyn, si uu garoonka u ifiyo xilliyada habeenkii, isla markaana lagu ciyaaro.

Tartanka kubadda cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa caawa la soo gaba gabeyn doonaa, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay.
Telefishinada maxaliga ee ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa si toos ah looga daawanayaa ciyaarta

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada