DAAWO : Madaxda Ugu Sareyso Dalka Oo Ka Qeyb Galay Dibad Baxii Muqdisho Maanta Ka Dhacay…

DAAWO : Madaxda Ugu Sareyso Dalka Oo Ka Qeyb Galay Dibad Baxii Muqdisho Maanta Ka Dhacay…

daajis.com:-Magaalada Muqdisho waxaa ka socda banaanbax ayay dadweynuhu ku muujinayaan dareenkooda, islamarkaana ay uga soo horjeedaan ciddii gaystay qaraxii 14-kii October ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Garoonka kubada cagta ee koonis ayaa waxaa buux dhaafiyay Boqolaal Shacab ah iyo iyadoona ay masuuliyiinta ugu sareyso dalka ay tagen garoonka si ay ula hadlaan boqolaalka shacabka ah.

Waxa kale oo wali socda gargaarka ka imanaya gudaha iyo dibada lagu taban taabinayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxaas.

Qaraxii ka dhacay Muqdisho 14-kii Bishaan ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 300 oo qof, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay dad ka badan 400 qof, waxaana wali socda Gurmadka dadkii ay waxyeeladu kasoo gaartay Qaraxaasi.

Halkan hoose Ka Dawao Banaanbaxa:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada