Daawo: Maxaa ka jira in Qaraxii Zoobe loo waday Saldhiga Turkiga, Warbixinta Al-Jazeera ee Turkiga iyo Soomaaliya

Daawo: Maxaa ka jira in Qaraxii Zoobe loo waday Saldhiga Turkiga, Warbixinta Al-Jazeera ee Turkiga iyo Soomaaliya

daajis.com:-  Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin Wariyaha Telefishinka Al-jazeera Maxamed Cadow uu ka diyaariyey  Saldhiga Lagu Tababarayo Ciidanka Soomaaliya ee dhowaan Turkigu ka furtay Muqdisho.


Hadaba sidoo kale  Maxaa ka jira In Qaraxii Xoogaanaa ee ka dhacay Zoobe loo waday Saldhiga Turkigu uu Soomaaliya ka dhisay ?

Warbixinta ayaa sidoo kale waxaa diirada lagu saaray Xidhiidhka Soomaaliya iyo turkiga, Wakhtii uu soo Bilowday oo ah Xiligii Abaartu ka  jirtay Soomaaliya Sanadii 2011 iyo Danaha kale ee Turkigu ka leeyahay Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada