Daawo Video: Shacabka Muqdisho oo Go’aansaday Inay dagaalamaan, Codsi Wiil Caqli badan usoo diray Dawladda

Daawo Video: Shacabka Muqdisho oo Go’aansaday Inay dagaalamaan, Codsi Wiil Caqli badan usoo diray Dawladda

daajis.com:-  Shacabka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Weerarkii dhiiga badan uu ku daatay uu ahaa mid aan horey loo arag, Balse uu yahay midkii Midayn lahaa shacabka Soomaaliyeed oo Dalkooda ku Difaacan lahaayeen.


Wiil aad u Caqli badan oo madasha k ahadlay ayaa Wuxuu sheegay inay doonayo inay dalkiisa Difaaco, oo Furinta hore ee dagaalka uu tago, Wuxuuna Shacabka ugu baaqay inay is kaashadaan oo dalkooda ay u istaagaan, Wuxuuna eedayn u jeediyey Xubnihii ku shiray Kismaayo, Madaxda Dawladda ayuu ugu baaqay inay shacabka Fursad u siiyaan inay iska Celiyaan Al-shabaab.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada