Man United: Oo Pogba Ka Ganaaxday Ciyaarista BASKETBALL”

Man United: Oo Pogba Ka Ganaaxday Ciyaarista BASKETBALL”

daajis.com:- Manchester United ayaa xiddigeeda ugu qaalisan kubbada cagta Paul Pogba ka ganaaxday ciyaarista Basketball maadaama ay ka hortagayaan inuu dhaawac hor leh ka soo gaaro muruqa.

SunSport ayaa aaminsan in waaxda caafimaadka ee Red Devils ay dareensan yihiin in sida uu Pogba ugu waalan yahay ciyaarsta Basketball ay sii xumeyn karto xaaladiisa dhaawac ee muruqa.

Kooxda Jose Mourinho ayaa ka cabsi qabta in 24-jirka jooga dheer uu halis ugu jiro cadaadis muraqa, Jilibka iyo waliba canqowga uu sababayo Basketball ka.
Xiddiga reer France ayaa lagu garanayaa taageerada wayn uu u hayo ciyaarahan isagoona saaxiib la ah xiddigo badan oo ciyaarta Basketball.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada