Muqdisho: Xildhibaan Maareeye oo si Yaab Leh uga hadlay Qabyaalada iyo Xaalada Somaliland

Muqdisho: Xildhibaan Maareeye oo si Yaab Leh uga hadlay Qabyaalada iyo Xaalada Somaliland

daajis.com:- Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo horay usoo noqday Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Arimaha Doorashooyinka maamulka Somaliland.


Maareeye ayaa sheegay in wanaag badan oo ka Jira Somaliland oo Tirtirayso Qabyaalada Qaawan ee ka socota, Wuxuuna sheegay in Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin ah ay Ololaha ku galeen Qabyaalad iyo Reer-nimo.

Dhinaca kale Wuxuu ka hadlay Qaraxii dadka badan ku dhinteen ee kaasi oo dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho.

Xildhibaan maareeye ayaa deegaan ahaan kasoo jeeda Bariga magaalada Burco, Waxaana  Hadalkiisu uu kusoo beegmayaa Xili dhowaan magaalada Burco ay Laba Beelood Heshiis ku gaadheen inay Tallada Somaliland isku wareejiyaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada