MUUQAAL: Cali Khaliif iyo Siilaanyo oo Saxeexay in Khaatumo lagu daro S.land Iyo Ciidanka Khaatumo sida loo gelayo

MUUQAAL: Cali Khaliif iyo Siilaanyo oo Saxeexay in Khaatumo lagu daro S.land Iyo Ciidanka Khaatumo sida loo gelayo

daajis.com:- Madaxweynayaasha Somaliland iyo Khaatumo State Axmed Siilaanyo iyo Cali Khaliif Galeydhr ayaa kala saxiixday heshiis la sheegay in Khaatumo loogu daray Somaliland, Islamarkaana ay Qayb ka Noqonayso.


Qodobada ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay ” in Ciidamada Hubaysan ee Maamulka khaatumo lagu wareejin Doono Somaliland iyadoo loo adeegsaday ( in la Qaramayn doono ).

Waxa sidoo kale Qodobada kasoo baxay kamid ah  ” Ilaalinta Madax banaanida iyo Jiritaanka Somaliland iyo in Distoorka dib loo Furo si loo simo Awood Qaybsiga, In Khilaafka lagu dhameeyo Wadahadal iyo Jid Nabadeed.  “

Khaatumo iyo Somaliland ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa u socday Wadahadalo kuwaasi oo aan Horey u midho dhalin, waxaana Jiray Dhaliilo loo jeedinayo madaxda khaatumo taasi oo ku aadan inay dhabar jebin ku hayaan Shacabkii doortay, Kana baydheen wixii loo sameeyay Khaatumo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada