MUUQAAL: Ciidanka Gurmadka waday 24-ka Saacadood oo Wacad Maray Iyo RW. Khayre oo Caawa mar kale u tagay

MUUQAAL: Ciidanka Gurmadka waday 24-ka Saacadood oo Wacad Maray Iyo RW. Khayre oo Caawa mar kale u tagay

daajis.com:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa caawa Markii Labaad booqday goobihii uu Qaraxu ka dhacay ee magaalada Muqdisho wuxuuna halkaasi kula hadlay Ciidamadda Qaranka oo 24kii saac ee la soo dhaafay u taagnaa badbaadinta shacabka Soomaaliyeed.


Ugu horayn wuxuu sharaxay waxay ku kala duwan yihiin Ciidanka Dawladda iyo kuwa Al-shabaab, Wuxuuna sheegay inay Ciidanku Soo Noolaynayaan dalkooda, Halka uu Codowgu doonayo inuu Tirtiro Soomaaliya.

Ciidamada ayaa Wacad ku maray   inay ka daba tagi doonaan kuwii dambigaasi gaystay,  Wuxuuna sheegay R/wasaare khayre inay u diyaar garoobaan, Sidii Cadowga dalka looga sifayn lahaa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada