MUUQAAL: Gabadh ku nool Minnesota oo Keligeed u istaagtay Dadkii Qaraxii Soobe ay dhibaatadu kasoo gaadhay

MUUQAAL: Gabadh ku nool Minnesota oo Keligeed u istaagtay Dadkii Qaraxii Soobe ay dhibaatadu kasoo gaadhay

daajis.com:- Dheeman Cali oo ah Gabadh Soomaaliyeed ee ku Nool Minnesota ayaa u istaagtay inay Wax u uruuriso Dadkii Soomaaliyeed ee waxyeeladu kasoo gaadhay Qaraxii Soobe.


Waxay sheegtay inaysan Laba Casho Waxba Cunin, Markay aragtay Dhibaatada dhacday, waxayna Dadka soomaaliyeed ka codsatay inay u istaagaan dadkooda, islamarkaana ay la shaqeeyaan Madaxda Dawladda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada