MUUQAAL: Sh. C.rashiid Cali Suufi oo ka hadlay Masiibadii ka dhacday Xamar, Kuna Baaqay Midnimo iyo Gurmad

MUUQAAL: Sh. C.rashiid Cali Suufi oo ka hadlay Masiibadii ka dhacday Xamar, Kuna Baaqay Midnimo iyo Gurmad

daajis.com:- Sheekh C.rashiid Cali Suufi ayaa si adag uga hadlay Shacabkii lagu Xasuuqay Qaraxii Muqdisho, ugu horayn wuxuu soo jeediyey in lagu samro sida uu Alle ina faray, Wuxuu sheegay in kuwa dhibkaasi gaystay ay Xisaab adag hortaallo oo Qofka uu Dulmiga ku dilay uu Qabsan doono, Dhiiga Islaamkuna uu yahay Danbiyada ugu waawayn marka Shirkiga laga yimaado.


Sheekha ayaa soo jeediyey in loo gurmado dadka Dhaawaca iyo Burburka hantiyeed kasoo gaadhay, Wuxuuna siwayn ugu duceeyay dadkii Falkaasi Bahalnimada ah ku Nafwaayey in alle Janadiisa ugu deeqo ehelkana samir uu ka siiyo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada