MUUQAAL: Wasiir ka Tirsan Puntland oo sheegay inay Awood isticmaaliyaan Inta Soomaali ka Heshiinayso

MUUQAAL: Wasiir ka Tirsan Puntland oo sheegay inay Awood isticmaaliyaan Inta Soomaali ka Heshiinayso

daajis.com:- Wasiir ka tirsan Puntland ayaa sheegay inaysan Jirin wax ay soomaalidu ku Heshiisay, Wuxuuna sheegay in la isqabsado ay tagay Heshiis la’aanta, Wuxuuna Su’aal ka keenay  Ma Dawladda dhexe ayaa Awooda leh, Mise maamulada ?


Dastuurka Puntland waxaa ku qoran inay u madax banaan tahay Awoodaha Dastuurkeedu sheegayo , inta la helayo Dastuurka Dawladda Soomaaliya oo Afti dadwayne loo qaaday.

Dawladda Soomaaliya ayuu ka codsaday inay Dariiqa wanaagsan ku hogaamiso dalka, Islamarkaana dhibaatada meel ka dhacda ay dalka wada saamaynayso.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada