Nidaamka Soomaliland ee Khaatumo ay Fidinayso oo gaadhay Boocame (Video)

Nidaamka Soomaliland ee Khaatumo ay Fidinayso oo gaadhay Boocame (Video)

daajis.com:- Maamulkii khaatumo oo Mudooyinkii ugu dambeeyay Hormuud u ahaa Fidinta Nidaamka Somaliland, Islamarkaana Intii uu Wadahadalku uu Bilowday ay deegaanada ka dhaqan gashay waxyaabo aan horey uga dhicin Jirin oo ay ka mid tahay Ololaha Doorashooyinku, Waxaana deegaano dhowr ah hada ay u Muuqdaan inay Qaateen Nidaamka Somaliland hadii aan Xaqiiqda indhaha laga qarsan.


Waxaa sidoo kale Xusid mudan in deegaanada inta hadhsan uu Maamulkii khaatumo ku Mashquulsan yahay sidii looga soo Tebin lahaa warar lagu taageerayo Heshiiskii ay la gaadheen Somaliland.

Magaalada Boocame oo aanu wax saamayn ah ku yeelan maamulka Somaliland, ayaa waxaa hada Shir ku Qabtay Xubno sheegtay inay ka tirsan yihiin Ciidanka Khaatumo, Kuwaasi oo sheegay inay soo dhowaynayaan Heshiiskii Caynaba oo dhigayey In Ciidamada Khaatumo lagu daro kuwa Somaliland ( Lana Qarameeyo ).


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada