Sawirro: Olale xoogan oo maanta ka socda goobtii Qaraxa uu ka dhacay ee Soobe

Sawirro: Olale xoogan oo maanta ka socda goobtii Qaraxa uu ka dhacay ee Soobe

daajis.com:- Olole nadaafadeed ayaa ka bilowday goobtii uu qaraxa ka dhacay Sabtidii la soo dhaafay ee Isgoyska Zoobe, iyadoo dhalinyaro fara badan oo is xilqaamay ay ka qeyb qaadanayaan nadaafada.

Dhalinyarada ayaa nadiifinayay wadada iyo bur burka, waxaana tani ay xambaarsaneyd dareen muujinaya isku duubni.

Waxaa goobta qaraxa ka dhacay aheyd meel aad u doorsoontay, isla markaana ay yaalaan haraadiga hilbaha dadkii ku dhintay, dhismayaasha bur buray iyo agabyo kale.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi maxamed ayaa ku ammaanay dhalinyarada is xilqaankooda iyo gurmadka ay u sameeyeen dadkii ku waxyeeloobay qaraxii.
Maalmihii u dambeeyay ayay dhalinyarada Muqdisho ahaayeen kuwo si isku mid ah ugu gurmaday dadkii ku waxyeeloobay, waxaana ay u shubeen dhiig.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada