Xildhibaannada xilka ka qaaday Xaaf oo magacaabay Guddi doorasho,Magacyada

Xildhibaannada xilka ka qaaday Xaaf oo magacaabay Guddi doorasho,Magacyada

daajis.com:- Xildhibaannadii dhawaan shaaciyay in ay xilka qaadista ku sameeyeen Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,ayaa maanta shaaciyay magacyada Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Xildhibaannada oo soo xiganayay Dastuurka Galmudug qodobadiisa 43aad iyo 33aad ayaa sheegay in iyaga oo ka shaqeynaya sidii Galmudug ku yeelan lahayd Madaxweyne ay magacaabeen Guddiga doorashada Galmdug.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada