Daawo: Goboladii Waqooyi ayaa maqan Maamuladu Dhibaatada ha Daayeen” Xildhibaan Sakariye iyo Xaalada Dalka

Daawo: Goboladii Waqooyi ayaa maqan Maamuladu Dhibaatada ha Daayeen” Xildhibaan Sakariye iyo Xaalada Dalka

daajis.com:- Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Xaalada uu marayo Dalka Soomaaliya, Wuxuna Fariin u diray Maamul Goboleedyada dalka Soomaaliya iyo Dawladda dhexe ee Soomaaliya.


Sakariye ayaa wuxuu sheegay inay Maqan yihiin Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, islamarkaana hadii ay intii kale isqabsadaan ay meesha ka baxayso Qaranimada Soomaaliya, Wuxuuna ku baaqay in laga wada shaqeeyo Midnimo iyo Wadajir si loo helo Dalwadnimo Soomaaliya,

“Waad ogtihiin Goboladii Waqooyi oo dhan ayaa Maqan, Hadii maamulada kale ay dhibaato ku Bilaabaan Dawladda  Soomaali way kala tagaysaa “ Ayuu yidhi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada