Daawo: Masar oo Arday Siisay Deeq waxbarasho iyo Madaxwayne Farmaajo oo Kharashka Diyaaradda ka bixiyey

Daawo: Masar oo Arday Siisay Deeq waxbarasho iyo Madaxwayne Farmaajo oo Kharashka Diyaaradda ka bixiyey

daajis.com:- Dawladda Soomaaliya  ayaa Deeq Waxbarasho  oo Bilaash ah waxay ka heshay Dawladda Masar, kadib markii uu Madaxwaynaha Soomaaliya Safar ku tagay  Dalka Masar,  uuna kala hadlay Dawladdaasi.


Barnaamijkan ayaa Tar-tan u galay 200 oo Arday ayaa waxaa kasoo baxday 94, Iyadoona  ay Baran doonaan Kuliyadaha kala duwan, Waxaana Ardayda  Iyo Waalidiintu  siwayn ugu mahad celiyeen Madaxda Dawladda Soomaaliya.



Munaasibada ayaa sidoo kale ugu dambayn waxaa ka hadlay   Wasiirka Waxbarahsada iyo R/wasaare ku xigeenka.

Kharashka Diyaaradda Ardayda lagu qaaday waxaa Bixiyey Madaxwaynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada