Daawo Muuqaal: Xaafada ugu Quruxda Badan Muqdisho iyo Nolosha ka Jirta

Daawo Muuqaal: Xaafada ugu Quruxda Badan Muqdisho iyo Nolosha ka Jirta

daajis.com:- Magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay waxay Samaynaysay Horumar kala duwan oo dhinacyo badan taabanaya, Iyadoona kasoo Kabanaysa Bur-burkii Dagaaladii Sokeeye iyo Dhibaatoyoyinkii ay ka dhaxashay.


Hadaba Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Xaafada ugu Quruxda badan magaalada Muqdisho, Taasi oo dhamaan Adeegyada kala duwan ee Bulshadu u baahantahay laga hirgeliyey, Sidoo kalana Xaafadan ayaa waxay la Jaanqaadaysaa Dhismayaasha Casriga ee Qarnigan ee maanta iyo Dunida.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada