Daawo Video: Xildhibaan Goodax Barre oo Sharafta ka Qaaday Mahad SALAAD iyo Xubno Baarlamaanka Fidno ka wada

Daawo Video: Xildhibaan Goodax Barre oo Sharafta ka Qaaday Mahad SALAAD iyo Xubno Baarlamaanka Fidno ka wada

daajis.com:- Xildhibaan C.laahi  Goodax Barre oo Maanta Khudbad ka horjeediyey Baarlamaanka ayaa dhulka ku jiiday Xildhibaan Mahad Salaad iyo Xildhibaan Axmed Cismaan Daqarre kuwaasi oo baarlamaanka hortiisa ku weeraray Madaxwaynaha iyo Ra iisal wasaaraha.


Waxaa kale oo uu wax kama jiraan ku tilmaamaya hadalo uu Mahad Salaad kaga hadlayay dhanka Ciidamada iyo labadii weerar ee ugu danbaysay.

Xildhibaan Goodax ayaa sheegay in Xildhibaano gaar ah ay Madasha Baarlamaanka ka dhigteen Meel Fadhi ku dirir ah, Wuxuuna ugu Baaqay Hay’adaha Dawladda inay Xasaanada laga qaado Xubnaha  Wax aysan Hubin ka sheega Warbaahinta.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada