Daawo Yaabka: Nin Soomaali ah oo noqday Tagsiilaha ugu Daacadsan adduunka iyo Sababta

Daawo Yaabka: Nin Soomaali ah oo noqday Tagsiilaha ugu Daacadsan adduunka iyo Sababta

daajis.com:-  Maxamed Cabdilaahi Gaagaalle waa Nin Soomaali ah oo magaalada London ee Wadanka Ingriiska ku shaqaysta Tex ama gaadhi yar oo nooca Dadku ku adeegto ah,wuxuuna shaqadan Baabuurka ama darawalnimada kusoo jiray ilaa 2006-dii.


Maxamed ayaa noqday Tex siilihii ugu daacadsanaa adduunka kadib markii uu dhawaan gaadhigiisa ka dhex helay lacag gaadhaysa 5o kun oo Lacagta Yuuooga ah oo ay kaga dhex tageen Dad uu qaaday balse arrinta yaabka leh ee Maxamed keentay in indhaha Dadka ku dhaqa Engriiska uu soo jiito ayaa ah in uu Lacagtii u celiyey Dadkii lahaa intuu la raadiyey Taas oo aad ay ula yabeen Dadka reer Londo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Brothers Group, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Google+ Followers