MUUQAAL: Ciyaartii Taariikhiga ahayd ee Muqdisho ka dhacday iyo Taabit oo Casuumay Jaaliyaddaha Qurbaha

MUUQAAL: Ciyaartii Taariikhiga ahayd ee Muqdisho ka dhacday iyo Taabit oo Casuumay Jaaliyaddaha Qurbaha

daajis.com:- Koox Soomaaliyeed oo ka socotay dalka Australia ayaa Ciyaar adag Habaynkii xalay Muqdisho kula yeelatay Kooxda Kubadda Cagta ee Gobalka Banaadir, waxaana 90-kii Daqiiqo ee Ciyaaru ku dhamaatay Isbar-bar dhac, Iyadoona ugu dambayn ay Gool ku laad ku raacday Guushu Kooxda Kubadda Cagta ee ka socotay dalka Australia .


Dhinaca kale Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Caasimada Soomaaliya Sanadka soo Socda Ay marti gelin doonto Koob Ciyaareed loo qaban doono Dhamaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha ku dhaqan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada