MUUQAAL: Howlgal Lagu soo Qabtay Maleeshiyaad ka tirsan Al shabaab iyo Walxaha qarxa oo Muqdisho ka dhacay

MUUQAAL: Howlgal Lagu soo Qabtay Maleeshiyaad ka tirsan Al shabaab iyo Walxaha qarxa oo Muqdisho ka dhacay

daajis.com:- Howlgalkaan oo xalay laga sameeyay xaafado ka tirsan Degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir ayaa si gaara u fulinaayay Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed, iyagoo ku socday goobo gaar ah oo Bartilmaameed u ahaa oo ay ku dhuumaaleysanayeen Maleeshiyaad ka tirsan Aragagxisada Al shabaab iyo goobo kale oo iyana la tuhmayay inay ku keedsadeen walxo ay amniga Caasimadda ay ku wiiqaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada