MUUQAAL: Sheekh C.naasir X. Axmed oo Si adag uga hadlay Dhaqan-xumada Ololaha doorashada S.land

MUUQAAL: Sheekh C.naasir X. Axmed oo Si adag uga hadlay Dhaqan-xumada Ololaha doorashada S.land

daajis.com:-  Sheekh C.naasir Xaaji Axmed oo kamid Culimada Soomaaliyeed Kuwooda ugu Caansan, Kuna Sugan magaalada Laascaanood ayaa si adag uga hadlay Dhaqan Xumada Baahsan ee Barbar Socota Ololaha Doorashooyinka Xisbiyada Maamulka Somaliland.


Wuxuu sheegay inay Ka dhex muuqato Macaasi badan oo aan laga Aamusi Karin,  ayna ugu Horeeyaan Heesaha iyo Muusiga,  Kuwaasi oo khalkhal geliyey Goobihii Waxbarashada  iyo magaalooyinkaba,  Sidoo kalana Wuxuu sheegay inay siku dhex jiraan  Haweenka iyo Ragga  Kuwaasi oo gaadiidka lagu qaadayo,  Islamarkaana u badan Dhalinyaro.

Sheekha ayaa Wuxuu sheegay in Macaasirada tirada badan ay Keeni doonto Halaag iyo inay Ummudu Baaba’do.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada