Muuqaal: Wararkii ugu Dambeeyay ee Doorashada Somaliland iyo Gudiga oo Digniin Hargeysa kasoo diray

Muuqaal: Wararkii ugu Dambeeyay ee Doorashada Somaliland iyo Gudiga oo Digniin Hargeysa kasoo diray

daajis.com:- Afhayeenka Gudiga Doorashooyinka Somaliland oo maanta Warbaahinta kula magaalada Hargeisa  ayaa ka Warbixiyey Tiririnta iyo Codadka  ay Bulshadu dhiibteen, Kuwaasi oo la sheegay inay hada soo dhamaadeen Intoobadan badan.


Wuxuu ka digay Xisbiyada  samaynaya dabaal degyada Kuwaasi oo mid kasta uu sheegayo inuu guulaystay, Wuxuuna sheegay inaan Ilaa hada wax rasmiya dhankooda kasoo bixin, Wuxuuna sheegay inaan wanaag laga dhaxli doonin dhibaatada ka dhalata. Wuxuuna xusay in Jaaliyadaha Qurbaha qaar kamid sidoo kale ay bilaabeen Xaflado ay dhiganayaan.

Labada Xisbi ee Wadani iyo Kulmiye ayaa midkastaba dhankiisa sheegtay inuu guulaystay, Lamana Hubo siday u Aqbali doonaan guul-darada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada